Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dawladda Ee Sannadka 2019 (Daawo Sawirada)
Golaha wasiirrada Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku ansixiyeen miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2019 oo dhan US$...