Gudoomiyihii Degmada Howl Wadaag oo xilka laga qaaday iyo Gudoomiye cusub oo la magacaabay
Warar lagu kalsoonaan karo oo heshay Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in xilka laga qaaday Gudoomiyihii degmada Howl Wadaag Cabdi Kariin Cali Kaar oo xilkaasi hayay...