Ciidamo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Burundi ayaa saakay si ula kac ah waxa ay agagaarka Isgooska Ex-Kontarool Balcad ee degmada Hiliwaa...
Golaha wasiirrada oo mudda laba maalin ah uu Muqdisho uga socday kulan sannadeedka dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka ayaa isku raacay in la xoojiyo wada shaqaynta...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu dilay duleedka Magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa ka dhacay degaanka Macaani ee duleedka Magaalada Muqdisho ka dib markii askariga...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha ka guddoomay Danjiraha Dowladda Finland ay u soo magacawday Soomaaliya Mudane Erik Lundberg. Danjire Erik ayaa...