Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyaasha ciidanka (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray taliyaasha kala duwan ee ciidanka dowlada Soomaaliya. Kulanka Madaxweyne Farmaajo...