Wasaarada Maaliyadda & Maamulka G/Banaadir oo lagu eedeeyey wax isdaba marin
Guddiga Maaliyadda Baarlamanka Soomaaliya ayaa wax isdaba marin ku eedeeyay hey’addaha dowladda qaarkood. Warbixin Guddiga Maaliyadda soo saaray oo maanta loo qeybiyay Xildhibaanada Golaha shacabka...