Xilliga codka loo qaadayo sharciga hanti dhowrka guud ee Qaranka oo la shaaciyey
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay wax ka bedelka hindise sharciyeedka hanti dhowrka guud ee Qaranka. Hindise sharciyeedkan ayaa soo maray heerar kala...