Qarax lagu aasay meel ku dhaw Masaajid kuyaala Muqdisho oo la fashiliyay (Daawo Sawirada)
Ciidamada booliiska iyo kuwa Nabad sugida Soomaaliya oo wada jira ayaa la sheegay in ay fashiliyeen qarax lagu aasay kasoo horjeedka Masaajid kuyaala xaafada KPP...