Maamulka Gobola Banaadir ayaa xalay dhagxaan ku jaray kala wareegga Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho Maamulada degmooyinka Hodon iyo Wadajir ayaa la amray in dhagxaan...
La taliyaha guddoomiyaha Baarlamanka Somalia C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sharci daro ku tilmaamay talaabadii gudoomiye ku-xigeenka baarlamanku ku kala diray guddigii Maaliyada. C/qaadir Maxamed Nuur...