Ciidamada nabad sugida ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu eedeeyey inuu maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka War kooban oo...
Iyadoo shalay oo taariikhdu aheyd 3-da Disembar 2018 ay ku beegneyd sanadguuradii 9aad ee ka soo wareegtay qaraxii ka dhacay hotelka Shamo sanadkii 2019 ayaa...
Kulan ballaaran oo ay soo qabanqaabisay hay’add Himilo, ayna ka soo qeybgalaan jaaliyadda Soomaalida ayaa lagu qabtay xafiiska hay’addaasi ku leedahay Magaalada Magaalada Amsterdam ee...
Waxaa goordhaw qarax miino oo lagu aasay wadada dhinaceeda uu ka dhacay Isgooska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxan uusan wax...