Cali Cabdi Wardheere “Xamar waxaan u nimid sidii bulshada Galmudug loogu sharxi lahaa..”
Siyaasiga Cali Cabdi Wardheere “Cali yare” ayaa shalay ku soo laabtay Muqdisho, markii uu soo dhammeystay  socdaal uu ku tegay qeybo ka tirsan gobolka Galguduud.​...