Dagaalyahanada Al Shabaab ee lagu qabto Howlgalada Milatari oon Xabsi la geyn doonin
Taliska ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday maanta waxii ka dambeeya dagaalyahanada Al Shabaab ee lagu qabto howlgalada ay sameeyaan ciidanka Milatariga in aan...