Aan ku bilaabo’e: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxu 24 saacadood kahor saxeexay warqaddii ugu muhiimsanayd ee dhammaadka muddo xileedkiisa, waa warqaddii in doorasho loo dareero....
Taliyaha guud ee ciidamada Iran ayaa sheegay in qaraxyada ka dhacay samada sare ee gobolka Isfahan ay la xiriirto habab lidka diyaaradaha oo lagu toogtay...
Ugu yaraan 91 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarrada Israa’iil ee Gaza 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee halkaas...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la dagaallanka...