Somalia oo ka qeyb galaysa Madasha Ganacsiga ee Turkiga iyo Afrika (Sawirro)
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xildhibaan Jibriil Cabdirashid Haaji ayaa isaga iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga, waxay magaalada Istanbul kaga qeyb galeen...