Hogaamiyaha dalka Jarmalka Olaf Scholz ayaa maanta booqasho hal maalin ah ku tagay magaalada Tel aviv ee dalka Israa’iil. Olaf Scholz oo ujeedadiisa booqashadiisa lagu...
Boqortooyada Saudi Arabia ayaa cambaareysay weerarka Isbitaalka Gaza ee Israel oo ay ku tilmaantay dambi aad u fool xun oo aan la abqali karin. Saudi...
Qaar ka mid ah dalalka Muslimka ah ayaa waxaa ka bilowday Dibad-baxyo lagaga soo horjeedo duqeymaha Israa’iil ka wado Gaza ka dib markii caawa Isbitaal...
Milatariga Israel oo si jees jees ah uga hadlay hadlay weerarka caawa lagu isbitaalka Gaza ayaa sheegay inaysan wax tafaasiil ah ka hayn duqeynta isbitaalka....
Waxaa sii kordheysa cambaareynta loo jeedinayo weerarkii bahalnimada ahaa ee caawa ciidamada Israel ku duqeeyeen Isbiaalka Al Ahli arab ee magaalada Gaza kaasoo ay ku...
Madaxweynaha Falastiiniyiinta ayaa ku dhawaaqay 3 maalmood oo baroor diiq ah ka dib weerarkii Israa’iil ay caawa ku qaaday Isbitaalka Gaza ay ku dhinteen dad...
Sarkaal ka tirsan al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa difaaca deegaanka ee ku sugan gobolka Galgaduud sida ay sheegtay warbaahinta DF....