Madaxa Golaha Amniga Qaranka ee Israa’iil, ayaa sheegay gelitaanka gargaarka ee magaalada Gaza ay ku xiran tahay sii deynta maxaabiista ay haystaan Xamaas. “Soo celinta...
Israa’iil waxay tirtirtay muuqaal ay been abuurtay oo sheegayay in koocaha Falastiiniyiintu ay mas’uul ka yihiin duqeynta ka dhacday isbitaalka Gaza Dawladda Israa’iil iyo safiirka...
Hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyah ayaa sheegay in Maraykanka uu mas’uul ka yahay weerarka dhimashada badan dhaliyey ee Israa’iil ku qaadday caawa isbitaalka al-Ahli ee Gaza...