Al Shabaab ayaa sheegtay in qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Isgooska Kuliyada Jaalle ee magaalada Muqdisho ku dileen saraakiil iyo ciidamo kasoo jeeda...
War ka soo baxay Xarakada Al-Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerar ismiidaamin oo ah oo saraakiil caddaan ah lagula beegsaday gudaha magaalada Muqdisho. Al Shabaab...
Dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka soo horjeestay hadal ka soo yeeray gudoomiyaha gobolka Banaadir Eng. Yariisow oo ahaa in la balaarinayo xadka magaalada Muqdisho lana...
Xisbi cusub oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in looga dhawaaqo magaalada Muqdisho maalmaha soo aadan. Xisbigan...