Xildhibaan Xasan Shiikh oo markii ugu horeysay iska xaadiriyey fadhiga Baarlamanka Somalia
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay ka qeyb galay fadhiga Baarlamaanka Federaalka. Kulanka maanta...