Fanaanad katirsaneyd Hoobalada Waabari oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho
Waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadda Shamsa Xuseen Shumey oo kamid aheyd fanaaniinta hoobalada Qaranka Waabari. Fanaanada ayaa la sheegay in ay u geeriyootay xanuuno...