Sida ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Magaalada Baydhabo isfaham ayaa laga gaaray murankii u dhexeeyay dowlada dhexe iyo Sheekh Mukhtaar...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare...
Siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan mucaaradka dowlada Somalia ayaa lagu eedeeyay inay kooxda Alshabaab u fidiyeen dacaayad ka dib markii ay faafiyeen muuqaallo ay kooxda...
Waxaa maanta Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen Ganacsatada gobolka Banaadir,kuwaa oo ka cabanayay dhac iyo boob ay Suuqa ku...