Mid ka mid ah raggii ka qeyb qaatay Weerarkii 14kii Oktoobar oo Xukun dil ah lagu fuliyey
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka fagaaraha Iskool Buluusiya ee magaalada Muqdisho ku toogatay Xasan Aadan Isaaq Cali oo lagu eedeeyay inuu ka...