Daawo Sawirada: Farmaajo oo Daah furay barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daahfurka barnaamijka dib u habaynta Waxbarashada Dadaweynaha ayaa sheegay in dowladda dib...