Dowladaha Somalia iyo Tunisia oo iskaashi ka yeelanaya saddex arrin (Sawirro)
Wasiirka Hawlaha Guud Dib-u-Dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa kulan la qaatay dhigiisa Dalka Tunisiya Sarratt Zaafrani Zenzri. Kulanka...