Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa bayaan uu soo saaray ku dhaleeceeyay kolonyo gargaar oo Qaramada Midoobay ah oo rasaas lagu soo riday magaalada...
Xulka Hirshabelle ayaa guddiga tartanka Maamul goboleedyada u gudbiyey dacwad ka dhan ah Xulka Galmudug oo ay ku eedeeyeen inuu u saftay kulankii shalay ciyaartoy...
Madaxa gargaarka Qaramada Midoobay ayaa khamiistii ka sheekeeyay niyad jabka ka jira in gargaarka la geeyo Gaza, halkaasoo masiibo gaajo daran ay saameyn ku yeelatay...
Waxaa Jimcaha maanta lagu wadaa inuu si rasmi ah u furmo tartanka maamul goboleedyada Soomaaliya. Afrikada bari saacaddu markay tahay 3-da galabnimo, waxaa tartankaasi lagu...
Ciidamada Israa’iil ayaa qirtay inay jiraan wax ay ugu yeereen dhibaatooyin aan ku tala-gal ahayn oo loo geystay dad rayid ah oo ka dhashay duqeymo...
Qaar telefishinada Madaxa banaan ee Soomaalida ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada Soomaaliya inay cuuryaamisay doorkii Dastuuriga ahaa ee Warbaahinta. War saxaafadeed ka soo baxay shir ay...
Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay Waxaa la dhameystiray in ka badan 60 xubnood oo loo soo xulay Xildhibaannada cusub ee Baarlamanka Puntland. Tirada...
Ciidamada badda ee Ingiriiska ayaa sheegay in labo qarax laga soo sheegay badda cas, kuwaasoo uu soo wariyey markab ku socdaalayay xeebaha Yemen. Qaraxyada ayaa...