Magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Itoobiya waxaa ka socda dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo heshiiska ay magaalada Adis ababa RW Abiy Ahmed iyo...
Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cai Khayre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay heshiiska dowladda Itoobiya sheegtay in ay la gashay maamulka Somaliland...
Dalal ka tirsan caalamka ayaa bilaabay dagaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo sanadka cusub ee 2023ka oo wadamadii ugu horeeyey ka curtay. Labada dal ee...
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in uusan raadineyn colaad ballaaran oo ka dhacda bariga dhexe kadib markii diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Mareykanka ay...
Hoos u dhigista Al Shabaab iyo hagaajinta awooda Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya (SSF) ayaa ah mudnaanta koowaad ee howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya...
Waxaa galabta degmada Dayniile, gaar ahaan halka loo yaqaan Masaajidka Xaawo Ganey ka dhacay dil iyo dhaawac ay isku geesteen labo nin oo dhallinyaro ah....
Suxufiga warbaahinta Al-Quds Jabd Abu Hadros iyo lix ka mid ah xubnaha qoyskiisa ayaa lagu dilay duqeyn ay geysteen ciidamada Israel oo lagu beegsaday gurigiisa...