(Sawirro) Diiwaan gelinta musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ka socota
Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa noqday Musharrixii u horreeyey oo guddiga doorashada Baarlamanka Puntland ka qaata shahaadada Musharraxa Madaxweynaha. Musharaxiinta kale ee illaa hadda isdiiwaan...