Category : MUUQAALO
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Madaxwayne Waare oo khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey Shirka Dhuusamareeb
Madaxweynaha HirShabeelle Mohammed Abdi Waare ayaa caawa Khudbadii ugu xiisaha badneyd ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo caawa lagu...
Laftgareen oo hal arrin uga mahad celiyey Madaxweynaha & Raisul Wasaaraha DF
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen ayaa caawa Khudbada ka jeediyey shirweynaha Wadatashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah oo lagu soo gebagebeeyey Dhuusamareeb. “Waxaa...
Saciid Deni: “Mad-madowgii DF iyo dowlad goboleedyada meesha waa ka baxay”
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa sheegay in taag taaggii ku kala dhex jiray dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleeyada uu meesha ka baxay. Hadalkan ayuu ka...
Khayre: “Inaan is dhageysano marka la kala aragti duwan yahay ayaanu ku heshiinay”
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka iyo Dowladda Galmudug uga mahad celiyay soo dhawaynta iyo marti gelinta shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha...
Daawo:-Qoor-qoor oo arrin Muhiim ka raali geliyey madaxdii iskugu tagtay Dhuusamareeb
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor oo ka hadlayey gebagebada shirka wada tashiga DF iyo dowlad goboleedyada ayaa natiijada ka soo baxday shirkaas ku sifeeyey...