Category : MUUQAALO
[penci_ads id="penci_ads_3"]
Xog ku aadan :-Ujeedka safarka Gudoomiyaha Aqalka saree e Dhuusamareeb & Imaanshaha Axmed Madoowe iyo Dani ee Muqdisho !!
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug....