Maxay tahay fadeexada sababtay in shatiga lagala laabto qareenkii Madaxweyne Trump?
Maamulka Gobolka New York ee dalka Mareykanka ayaa xannibay ruqsaddii shardi ee uu ku shaqeysan jiray Rudy Giuliani oo ah qareenka madaxweynihii hore ee Mareykanka...