Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa Arbacadii sheegtay inay diyaar u tahay taageeridda dadaallada nabadeed ee Sudan, maalin kadib markii dowladda Khartoum ay ku eedeysay Nairobi...
ATMIS ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejisay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed ee ku sugan Kismaayo saldhigga Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo ka dhigan...
RW Israel Netanyahu ayaa ka tanaasulay qodobadii heshiiska xabad joojinta hor taagnaa kuwaasoo la xiriiray shuruudo ay wadatay Xamaas Netanyahu ayaa maanta la kulmay kooxda...
Munasabad lagu caleemo saarayey Nabadoonka guud ee beesha Murusade Cabdi Nuur Xalane ayaa lagu qabtay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Waxaa Munaasabadan ka qeyb galay,...