Maamulka Telefishanka CNN ee dalka Maraykanka ayaa dacwad ku oogay Madaxweynaha dalkaas Trump ka dib markii Aqalka Cad uu ruqsaddii kala noqday mid ka mid...
Dowlada Itoobiya ayaa xabsiyo kuyaala dalkaasi ku xir xirtay in ka badan 60-sargaal oo dowlada katirsanaa , waxaana saraakiishan la xir xiray lagu eedeeyay in...
Ururka Xamaas ee u dagaalama xureynta dhulka Falastiin ayaa xalay madaafiic culus waxa ay ku garaaceen deegaano ay xoog ku heesato Israa’il, waxaana Madaafiicda qaar...
Booliiska dalka Mareykanka ayaa toogasho ku dilay Jemel Roberson oo ahaa nin Madow oo Waardiye ka ahaa baar ku yaalla magaalada Chicago ee dalka Mareykanka . Jemel...
Sida ay masuuliyiintu sheegeen Waxaa sare u sii kacday dadka ku dhintay dab ka kacaya gobolka California ee dalka Maraykanka iyadoo gaartay 48 ruux, in...
Nin darbi jiif ah oo jimcihii lasoo dhaafay ka hortagay Weerar nin Soomaali ah ka geestay magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa loogu yaboohay lacag...
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa sheegay in codkii laga duubay qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi ay la wadaageen Wadamada Sacuudiga, Mareykanka, Ingiriiska...