Isra’il oo la ogaaday in Sacuudiga ka iibisay Qalab casri ah oo wax lagu basaaso
Jaraa’idka kasoo baxa Isra’il ayaa qoraalo ay daabaceen maanta lagu xaqiijiyey in Shirkada laga leeyahay Israel ee NSO Group Technologies ay dowlada Sacuudiga ka iibisay...