Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan...
Dowlada Canada ayaa xayiraad adag kusoo rogtay saraakiil u dhalatay Boqortooyada Sacuusiga oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye...
Maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa soo saartay go’aan quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heysta Sharciga deganaanshaha. Xukunka Maxkamada ayaa dhigaya in qofka...
Salome Zurabishvili ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxweynaha ee dalka Georgia, iyadoo sidaas ku noqotay haweenaydii u horraysay ee xilkaas loo doorto. Diblamaasiyaddan hore ee Faransiiska...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa intii uu socday shirkii soo gabogaboobay ee Dhaqaalaha Biyaha oo lagu qabtay Nairobi waxa uu booqday goobtii lagu soo bandhigayay...
Qaar kamid ah Wadamada Yurub ee horey u gumeestay Wadamo Qaarada Afrika kuyaala ayaa qaatay farshaxano iyo waxyaabo kale oo taariikhi ah ay lahaayeen Wadamada...