Michael Cohen ayaa xukunkan lagu riday kadib markii lagu helay danbiyo la xariira inuu been u sheegay danbi-baarayaasha iyo Kongareeska dalkaasi ee baaraya kiiska xiriirka...
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa u sheegey wakaaladda wararka ee Reuters in uusan walaac ka qabin wararka sheegaya in kalsoonida lagala noqon doono oo xilka...
Haweeney Soomaali ah ayaa loo doortay xubin ka tirsan golaha degaanka ee South Portland City ee dalka Mareykanka. Deeqa Dhalac ayaa ka guuleysatay nin ganacsade...
Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim Bin Hamad Al-Thani ayaa ku gacan seeray casuumadii uga timid Boqorka Sacuudiga, oo ku casuumay in uu kasoo qeyb galo shirka...
Waxaa dood xoog leh oo la xiriirta hab dhaqanka waalidiinta abuuray Aabe ka soo jeeda gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, kaasoo gabadhiisa ku kallifay iney...
Wiilkii reer Afghanistan ee caanka ka noqday dunida isla markaana bacda ka sameysay maaliyadda Lionel Messi ayaa lagu qasbay isaga iyo qoyskiisa iney isaga qaxaan...