Dagaal aan horey loo arag oo baraha bulshada ku dhexnaray Erdogan iyo Netanyahu
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo Ra’iisal wasaaraha Yuhuudda Benyamin Netanyahu ayaa mar kale isweydaarsaday haddallo kulul oo aan horey loo arag. Labada hoggaamiye ayaanay...