Baarlamaanka dalka Canada ayaa ansixiyay in loo oggolaado soo galooti ka badan hal malyan oo ruux inay yimaadaan wadankeeda saddexda sano ee soo socota. Tiradan...
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in heshiis ku saabsan dhowridda dagaal yahannada Kurdiyiinta ee ku sugan...
Sida ay sheegayaan wararka laga helayo xaafada Tensta oo ku taalla Waqooyiga magaalada Stockholm ee dalka Sweden waxay xalay saqdii dhexe halkaasi lagu toogtay wiil...
Al-Shabaab ayaa burburiyey anteenooyin Isgaarsiineed oo ku yiilay degaano ku dhow degmada Gaarisa ee gobolka woqooyi Bari Kenya sida ay sheegeen warbaahinta dalkaas. wararka ayaa...
Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa ku waramaya in Laanta dambi baarista FBI-da bilowday baaritaano ku aadan in Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump si hoose ula shaqeeyo...
Qarax aad u xoogan ayaa maanta ka dhacay bartamaha magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro kala duwan. Saraakiil katirsan booliiska...
Waxaa Xalay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska nin Soomaali ah ku dilay wiil kale oo Soomaali ah xili uu hurdayey.!! Wararka ayaa intaas ku daraya...