Ciidamada la dagaalanka Musuq maasuqa ee dowlada Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Wasiir hore oo katirsanaa dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay in uu musuq maasuqay lacago...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa digreeto uu soo saaray ku magacaabay Fred Matiangi oo ah wasiirka arrimaha gudaha in uu noqdo madaxa guddiga awoodda badan...
Ciyaartoy ka mid ahaa kuwa ciyaara horyaalka Ingiriiska ee Premier League oo la socday diyaarad yar ayaa la waayay xilli ay ku duuleysay hawada Jasiiradaha...
Waxaa isa soo dhiibay saddex ka mid ah rag Booliska Kenya ay shaaciyeen magacyadooda iyo sawiradooda kuwaasoo looga shakiyey iney ku lug lahaayeen weerarkii todobaadkii...
Wasiirka arrimaha dibedda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in Soomaaliya ay dowladaha ku bahoobay Ururka Jaamacadda Carabta ka codsatay in laga cafiyo...
Al-Shabaab ayaa weerar ka gaysatay xalay gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, halkaasoo ay ku burburiyeen shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha. Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ayaa...
Dowlada Israa’iil ayaa sheegtay in duqeysay fariisimo ay Iiraan ku leedahay gudaha dalka Suuriya. Israa’iil ayaa qoraal ay soo saartay waxaa lagu sheegay in weerarka...
Cirbixiyeenada ayaa soo uruurinaya macluumaadka dayax madoobaad la sheegay in uu dhacayo, kaas oo ay dadka qaar sheegayaan in uu la mid yahay kii bishii...