Dowladda Mareykanka ayaa maanta ku dhowaaqday inay ka baxeyso heshiiska tobanaanka sano jira ee xakameynta hubka Nuclear-ka ee ay kula jirtay Ruushka. Xoghayaha arrimaha dibedda...
Nin u dhashay dalka Itoobiya oo bilooyin kahor xili la aasi rabay naxashkii lagu waday kasoo dhax qeyliyay ayaa markan geeriyooday lana aasay sida ay...
Dowladda Mareykanka ayaa horumar kooban oo kaliya ka sameysay wada-hadallada Nuclear-ka ee Korea-da Waqooyi, waxaaa sidaas qirtay ergeyga gaarka ah ee Washington u qaabilsan Korea-da...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanaka dalka Ivory Coast horeyna u soo noqday wasiirkii ciyaaraha dalkaasi ayaa lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed...
Baarlamaanka dalka Norwey ayaa ka soo horjeestay in dalkaas laga baabi’iyo nidaamka boqortooyada ayna noqoto Jamhuuriyad. Sideed xildhibaan ayaa ku soo kordhay hadda marka loo...
Ciidamada Yuhuuda ayaa saaka toogasho ku dilay Gabar reer Falastiin ah oo la oran jirey Samah Sahir Mubarak. Askarta Israel ayaa la sheegay inay gabadhaasi...