Waxaa dhawaan doorashada Madaxweynaha dalka  El Salvador ee kuyaala Bartamaha Amerika ku guuleestay Nayib Bukele oo la sheegay in asal ahaan kasoo jeedo Dhulka Falastiin. Nayib...
Xukuumada Waqtigeedu dhamaaday ee Jamhuuriyada Dimuquraadiga ee Koongo ayaa meel marisay go’aan muran badan dhaliyay oo ku aadan in Wasiirada dalkaasi ay mushaar qaadan doonaan...
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalooyin ka tirsan dalka Kenya. Qoraal maanta kasoo...
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Saldhig Milatari ay ka furtaan gudaha dalka Ciraaq kaasoo ay kala soconayaan xaalada Iran. Wareysi gaar...
Haweeney Soomaali ah oo ku nool dalka Norwey ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalada Oslo, iyadoo loo heysto dembi la xiriira iney dooneysay...