Ilhan Cumar oo Jawaab adag siisay Madaxweyne Donald Trump
Gabadha asalkeedu Soomaaliga yahay ee Ilhan Cumar kana tirsan Aqalka Congress-ka dalka Mareykanka ayaa wajaheysa cambaareyn kaga imaaneysa Siyaasiyiin iyo sidoo kale Warbaahinta Yahuuda taageerta....