Mareykanka ayaa wacad ku maray in la raadin doono dal Kuuriyada Waqooyi la yiraahdo haddii Taliska Pyongyang ay Hubka Nukliyeerka ku weeraraan xulafada Mareykanka ee...
Ninkii toogashada ku dhaawacay Ra’isal Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan oo lagu wareystay Muuqaal kooban oo ay baahiyeen hay’addaha ammaanku, ayaa sheegay inuu...
Ergeyga Sare ee Midowga Afrika u qaabilsan Itoobiya Olusegun Obasanjo ayaa shaaca ka qaaday in wada-hadalladii nabadeed ee dalka Koonfur Afrika ay ku heshiiyeen in...
Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo qiratay inay hoggaamineysay guuto ka tirsan dagaalyahanada haweenka ah ee ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee bariga dhexe...
Xuska Halloween ayaa markii ugu horeysay si weyn looga xusay dalka Sacuudiga iyadoo dadweyne badan ay ka qeyb galeen xaflad ka dhacday caasimadda dalkaas ee...
Maurice Hasting, ayaa waxa uu in ka badan 38 sano ku xirnaa xabsiga gobolka, iyadoo lagu soo oogay sanadkii 1983-kii dilkii, Roberta Wydermyer, ee ka...
Warbaahinta reer Galbeed oo soo xiganayay saraakiil kala duwan ayaa marar badan baahiyay in suurto gal tahay in dowladda Ruushka dagaalka Ukraine u isticmaasho hubka...