Madaxweyne Erdogan oo si kulul uga hadlay qaraxii Istanbul iyo baaritaan bilowday
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay qaraxii galabta ka dhacay Istanbul weerar khiyaano ah. Waxaa uu sheegay ineysan baxsan doonin lana ciqaabi doono...