Dalka Ukraine uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Dalkaasi iyo kuwa Ruushka ee duullaanka ku qaaday ayaa waxaa ku biiray dagaalyahano ka...
Booliska Israel ayaa markale gudaha u galay dhismaha masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Qudus, iyagoo sheegay inay sugayaan marinka ay isticmaalaan dadka...
Ciidamada Ruushka ee duullaanka ku qaaday qeybo kamid ah dalka Ukraine ayaa lagu eedeenayaa in tacadiyo dalkaasi ka geesteen ayna laayeen dad badan oo shacab...
Hay’adda caalamiga ah ee tamarta nukliyeerka ee loo soo gaabiyo IAEA ayaa sheegtay inay kamaradaha ilaalada ku rakibtay xarunta Natanz oo ku taalla dhulka hoostiisa...
Boqortooyada Sacuudiga ayaa si kulul u cambaareesay weerar shalay oo jimco ah ciidamada Israa’iil ku qaadeen gudaha Masjidka Barakeesan ee Al Aqsaa, waxaana weerarkaasi khasaaro...
Britain ayaa la filayaa inay muhaajiriinta iyo dadka magan-galyo doonka ah ee kasoo gudba marin biyoodka u dhexeeya dalkaas iyo France ee loo yaqaan The...
In ka badan 250 qof aya dhintay markii daadad khasaare geystay ay ku soo rogmadeen gobolka KwaZulu-Natal ee dalka Koonfur Afrika Saraakiisha deegaanka ayaa ku...