Dowladda UK ayaa Jimcaha sheegtay inay 8,000 oo askari u direyso bariga Yurub, halkaasi oo ay ku sameyn doonaan dhoolatus lagu muujinayo awood kadib markii...
Madaxweynaha Faransiiska Macron ayaa mar kale ku guuleystay Doorashadii dalkaas ka dhacday maanta Waxaana loo doortay mar labaad inuu Madaxweyne kabsii ahaado dalka Faransiiska. Doorashada...
Saraakiisha Ruushka ayaa sheegay iney soo rideen dayuurad kuwa dagaalka iyo sadex kale oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo laga leeyahay dalka Ukraine. Wasaaradda...
Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday isagoo 90 jir ah , sida lagu shaaciyey qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Kenya Kibaki wuxuu...
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa guul ka sheegtay dagaalkii ugu weynaa ee Ukraine Khamiistii, isagoo ku dhawaaqay in magaalada dekedda ah ee Mariupol la xoreeyay ka...
Ciidamada Yahuuda Israa’iil ayaa dad badan oo Falastiiniyiin ah ku dhibaateeyay weerar ay ku qaadeen masjidka barakeesan ee Al-Aqsaa, waxaana tan iyo jimcihii gudaha Masjidka...