Imaaraadka Carabta oo yeeshay Madaxweyne Cusub kadib geerida Sheikh Khalifa Bin Zayed
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo sabti ah yeeshay Madaxweyne cusub oo la wareegaya talada dalkaasi, kaddib geeridii shalay ku timid Madaxweynihii hore ee dalkaasi...