Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku taalla Severodonetsk in ay hubka dhigaan laga bilaabo 08:00 maalinimada...
Ra’isal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa sheegay in dawladdiisa ay dhistay guddi wadahadallo la fura xoogagga gobolka Tigray ee TPLF. Abiy ayaa u sheegay baarlamaanka...
Maamulka Israa’iil ayaa muwaadiniintooda ku sugan dalka Turkiga ugu baaqay in ay si degdeg ah dalkaasi uga soo baxaan, waxa sidoo kale Israa’iil ugu baaqday...
Sannad walbo dhacdooyin cajiib ah ayaa laga soo wariyaa Boqortooyada Sacuudiga gaar ahaan magaalooyinka Barakeysan ee Makka iyo Madiina ay tagaan Malaayiin dad ah oo...
Dowladda Hindiya ayaa qaaday tallaabooyin dad badan ka careesiiyay, kaddib markii ay dumisay guryo ay lahaayeen dad muslimiin ah oo hormuud u ahaa banaan bax...
Markab siday xoola nool ayaa ku degey dekedda ku taalla badda cas ee Sawakin ee dalka Sudan, waxaana halkaas ku qaraqmay dhammaan xoolihii markabkaas saarnaa...
Madaxweynihii hore ee dalka Bolivia Jeanine Áñez ayaa lagu xukumay 10-sanno oo xabsi ah, waxaana lagu eedeeyay in ay sameesay isku day afgembi oo ka...
Daraasad cusub ayaa lagu soo bandhigay xog sharraxaysa xiriirka ka dhaxeeya cunista kalluunka iyo cudurka dilaaga ah ee kansarka. Hay’adda caafimaadka Qaranka ee UK, oo...