Ra’isul Wasaare Abiy oo war hor leh ka soo saaray colaadda Tigray iyo Guddi uu magacaabay
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday guddi wadahadal nabadeed la yeelan doono hoggaamiyayaasha jabhadda Tigreega si xal loogu helo dagaalka sokeeye ee 19 bilood ka socda...