Maqaayado Waa weyn oo la xiray kadib markii ay ka cunteeyeen Haween aan xirneen ….
Maqaayado waa weyn oo kuyaalla bartamaha magaalada Qom ee dalka Iiraan ayaa la xiray, kaddib markii la sheegay in maqaayadahaasi ka cunteeyeen kana adeegteen haween...