Imaaradka, Qatar iyo Turkiga oo isku heesta maamulida Garoon Diyaaradeed oo Caalami ah
Dowladaha Imaaraadka Carabta, Qatar iyo Turkiga ayaa hardan ugu jira iskuna heesta maamulida garoonka diyaaradaha caalamiga ee Xamiid Karzai ee kuyaalla magaalada Kabul ee caasimadda...