(Sawirro) Ranil Wickremesinghe oo loo doortay Madaxweyne iyo rabshado laga cabsi qabo
Xildhibaanada Baarlamanka dalka Sri Lanka ayaa Madaxweyne cusub u doortay Ranil Wickremesinghe oo dalkaas ka ahaa Ra’iisul Wasaare. Amniga dhismaha baarlamaanka xilliggii ay dhaceysay doorashada...