Qaaradda Afrika ayaa lagu tilmaamaa iney tahay tan ugu faqiirsan dunida, iyada oo faqiirnimada qaaradda loo sababeeyo dhaqaala aan xasilooneyn, amni la’aan, musuqmaasuq, dagaallo sokeeye...
Madaxweynaha Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cagjar ayaa gaaray Jiida hore ee gobolka Afdheer oo dhowaan weerar balaaran ay ku soo qaadeen xoogag taabacsan Al-shabaab oo...
Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyey duqeynta Ruushku ka geystay dekeda Odesa ee Koonfurta Ukraine Antonio Guterres  ayaa ku...
Dowladaha Ukraine, Ruushka,Turkiga iyo Qaramada Midoobay ayaa heshiis ku kala saxiixday Istanbul gelinkii danbe ee Jimcada, waxa uu Turkigu sheegay in uu noqon doono heshiiskaani...
Booliska ka howlgala gobolka ay ku taallo magaalada barakaysan ee Maka ee dalka Sacuudiga ayaa waaxda dacwad-oogista u gudbiyay muwaadin lagu eedeeyay inuu ku kacay...
Ciidamada Turkiga ayaa lagu eedeeyay in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay ku qaadeen  deegaan katirsan gobolka Dohuk ee waqooyiga Ciraaq, ku dileen dad badan...